Site icon Qaamuus

ereyga

cadanyo
(m.dh)

Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo¹, canaanyo, cananyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadanyo

xajiin [m.dh]
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.

caaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan. 2. Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.

cadanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cadanyo dareemid. ld cadayoo, canaanyoo, cananyoo.

cadanyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg cadanyood. ld cadayood, canaanyood, cananyood.

cadayo [m.dh]
ld cadanyo.

cadayoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld cadanyoo.

cadayood [m.l]
ld cadanyood.

canaanyo [m.dh]
ld cadanyo.

canaanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld cadanyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version