Site icon Qaamuus

ereyga

Caday

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno. 2. (-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caday

balqan | cadanyo | cadanyoo | cadanyood | cadayasho | cadayo | cadayo | cadayoo | cadayood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version