Site icon Qaamuus

ereyga

Cadceedso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Galab dhanka qorraxdu jirto aadid. 2. Diinkabixid; gaaloobid. 3. Jid ama meel ka habaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadceedso

cadceedsasho | cadceedsoobax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version