Caddaalad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Maamul ku dhisan eex la'aan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaalad ↴
jaa'ir | cadaadis | caddaaladdarro | caddaaladxumo | eex | jawr | jawrfal | jawrfaleen | sin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg