Caddaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
Caddaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg cad². ld caddaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan ↴
haadahaade | yaadaddo | caadla'aan | qaaje | saamaggade | yeeg-bicaddaan | ab'orijinis | abuurcas | ashkir | bacad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg