Site icon Qaamuus

ereyga

Caddaan-bidooh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bidooh

dooh-bicaddaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version