Site icon Qaamuus

ereyga

Caddaan-bijoohaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna afar dhibcood ku leh. ld joohaar-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bijoohaar

joohaar-bicaddaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version