Caddaan-bisaliim
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna saddex dhibcood ku leh. ld saliim-bicaddaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bisaliim ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg