Site icon Qaamuus

ereyga

Caddays

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddays

faahfaah | caddayn | caddaysad | caddaysan | caddaysasho | caddaysi | caddaysimo | caddaysin | caddaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version