Site icon Qaamuus

ereyga

Caddaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Wax la caddeeyey ahaansho. 2. Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaysan

caddaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version