Site icon Qaamuus

ereyga

Caddib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

Caddib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.
Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddib

caddibaad | caddiban | caddiban | caddibid | caddibmid | caddibnaan | caddibnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version