Caddiban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax la caddibay noqosho.
Caddiban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Wax la caddibay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddiban ↴
caddibmid | caddibnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg