Caddiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld caddaan¹.
Caddiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iimo, m.l)Hilibka intiisa cad; baruur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddiin ↴
caddaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg