Cadduuro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi. 2. Midab cagaar khaafiif ah leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadduuro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg