Site icon Qaamuus

ereyga

Cadgoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadgoo

cadgoosasho | cadgooso | cadgoyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version