Site icon Qaamuus

ereyga

Cadho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur nabarro iyo cuncun badan oo lays qaadsiyo.

Cadho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Caallir maqaarka oo uu keeno “sarcoptes scabiei”. Cadhadu waxay caan ku tahay cuncun badan weliba habeenkii, finan cascas, iyo aalaba caallir kale oo ka dul taga dhiigga. Deriskunoolka waxay dhex jeexdaa maqaarka ukumaheedana ku daadisaa, yaryarka ukunta ka soo baxana si sahlan ayey qofka kale u raaci karaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadho

cadhee | cadhoobid | cadhow | dhay | golos | jarcee | moordow | moordow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version