Site icon Qaamuus

ereyga

Caduuro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caduuro

caduur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version