Site icon Qaamuus

ereyga

Cadwoob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Jidh huruud ah oo ku dhex samaysma moqorka Goonka garaaf ee ilma galeenka naasleyda marka ay ukunta sii daayaan kaddib. Waxay dhiiqdaa hormoonka borojestaroon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadwoob


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version