Cafi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld cafis.
Cafi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cafi ↴
caafimaadqab | saamax | cafiif | cafiifnimo | cafin | cafis | cafiyid | coosh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg