Site icon Qaamuus

ereyga

cagaaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagaaji

cagaajin [m.f.dh]
eeg cagaaji. ld cagaajis.

cagaajis [m.l]
ld cagaajin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version