Cagaarside
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)(baay.) Cagaarside laga helo unugyada dhirta waaweyn iyo aljiga. Marka laga reebo cagaar-buluugga ah dhirta waaweyn C.duhu wuu wareegsanyahay sida saxanka oo kale, laakiin ka aljigu wuu muuqaalo badanyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaarside ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg