Site icon Qaamuus

ereyga

Cagasaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagasaar

jaranjaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version