cagsi
(m.l)Ka soo hor jeedo; lid. ld caksi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagsi ↴
caksi [m.l]
ld cagsi.
lid [m.l]
(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg