cajar
(m.l) (-ro, m.dh)Bowdo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajar ↴
isgoo [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-ooyay, -ooysay)
1. (f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid. 2. (f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg