Site icon Qaamuus

ereyga

cajiimid
(m.f.dh)

eeg cajiin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajiimid

cakis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax ama qof joojin. 2. Wax rafaaqid; cajiimid. 3. Qof dilid.

ridiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dqay, -diqday; -dqi)
Badar cajiimid.

riiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version