cakis
(m.l)ld cakisid.
cakis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)1. Wax ama qof joojin. 2. Wax rafaaqid; cajiimid. 3. Qof dilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cakis ↴
cakisan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax la cakisa noqosho.
cakisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la cakisay ahaansho (bur, timir, dhoob, iwm).
cakisid [m.f.dh]
eeg cakis². ld cakis¹.
cakisnaan [m.f.dh]
eeg cakisan². ld cakisnaansho.
cakisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cakisnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg