calaacalid
(m.f.dh)eeg calaacal³. ld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaacalid ↴
cabaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).
calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
calaancalid [m.dh]
ld calaacalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg