Site icon Qaamuus

ereyga

calaamberi
(m.l)

Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo midabbo kala duwan leh oo jecel macaanka. ld calaambereg, calaameleg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaamberi

calaambereg [m.l]
ld calaamberi.

calaameleg [m.l]
ld calaamberi.

quuruwalle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Xasharaad calaamberiga u eg oo midab cascas leh oo waxyaabaha macmacaan soo raaca.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version