Site icon Qaamuus

ereyga

Calaamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan. 2. Belo; masiibo. 3. C. ah: curyaan. ld calaamad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaamo

ursad | calaamad | calaamadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version