Site icon Qaamuus

ereyga

Calaanji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld calaanjiyid.

Calaanji

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin. 2. Wax si aan habboonayn isugu qasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaanji

calaanjin | calaanjis | calaanjiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version