Site icon Qaamuus

ereyga

calalso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calalso

calalsasho [m.f.dh]
eeg calalso. ld calalsad, calalsi, calashad, calashi.

calasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
ld calalso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version