Site icon Qaamuus

ereyga

calan
(m.l) (-ammo/-nno, m.dh)

1. Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah. 2. Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.

calan
(m.dh)

Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calan

bandiirad [m.dh] (-do, m.l)
Cad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u ah qarannimada ummadeed; calan. ld bandiiro.

baryadilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ishay, -ilatay)
Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.

baryaqaad [m.l]
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.

calandejin [m.dh]
Calan dejinta.

calanhaye [m.l] (-yayaal, m.dh)
Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.

calannaqsad [m.l]
ld calannaqsasho.

calannaqsasho [m.f.dh]
eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq

calannaqsi [m.l]
Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version