Site icon Qaamuus

ereyga

Calanhaye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.dh)

Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calanhaye

calanwale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version