Site icon Qaamuus

ereyga

calannaqsi
(m.l)

Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calannaqsi

calannaqsasho [m.f.dh]
eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version