Calas
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. C. ah: biyo saafi ah. 2. C. ah: maraq dufankiisu yaryahay. 3. C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
Calas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan. 2. Midabyo isku laban (xoolaha).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calas ↴
calalis | calalsasho | calalso | calasee | calaseyn | calashad | calashi | calasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg