Site icon Qaamuus

ereyga

calashad
(m.l)

ld calalsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calashad

calalis [m.l]
1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.

calalsasho [m.f.dh]
eeg calalso. ld calalsad, calalsi, calashad, calashi.

ilig [m.l]
(ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.

qaroon [m.dh] (-oomo, m.l)
Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.

xanjo [m.dh]
Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version