caleemasaarid
(m.f.dh)eeg caleemasaar². ld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caleemasaarid ↴
caleemasaar [m.l]
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
caleensaar [m.l]
ld caleemasaarid.
caleensaarid [m.dh]
ld caleemasaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg