Site icon Qaamuus

ereyga

Caleen-iskudhisan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eemo ..., m.l)

(bot.) Caleenta iskudhisani waxay leedahay baabaca caleen u qaybsan caleen yarooyin girigirkoodu gaarsiisanyahay aroore caleenta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caleen-iskudhisan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version