callaalo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shay, - latay)Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callaalo ↴
calaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
ld callaalo.
callaalasho [m.f.dh]
eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg