Site icon Qaamuus

ereyga

Callaqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax la callaqay noqosho.

Callaqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Wax la callaqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga callaqan

callaqmid | callaqnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version