Calool-jilciye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada ama dhaqaajineysa xiidmaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calool-jilciye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg