caloolbax
(m.l)Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
caloolbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolbax ↴
caloolbixid [m.f.dh]
eeg caloolbax².
calool-jilciye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada ama dhaqaajineysa xiidmaha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg