Site icon Qaamuus

ereyga

caloolfayoobow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-bowday, -baatay)

Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolfayoobow

caloolfayoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version