Caloolgal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bilawga uurka haweenka, uurgal. 2. ld caloolgelid.
Caloolgal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)Uur gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolgal ↴
caloolgelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg