Site icon Qaamuus

ereyga

caloolgubyo
(m.dh)

Dareen leh ciil, caro iyo murugo; tiiraanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolgubyo

caloolgubyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Caloolgubyo dareemid.

caloolgubyood [m.f.dh]
eeg caloolgubyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version