caloolqabasho
(m.dh)Xanuun qabatin ah oo caloosha maroojiya; caloolxanuun. ld caloolqabad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolqabasho ↴
caloolqabad [m.l]
ld caloolqabasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg