Site icon Qaamuus

ereyga

caloolweynad
(m.l)

Cudur kaneecada laga qaado oo beeryarada barariya; bu'; weled. ld uurweynaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolweynad

uurweynaad [m.l]
Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.

caloolweynaan [m.f.dh]
eeg caloolweynad. ld caloolweynaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version