caloolxumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)Cid caloolxumo badid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolxumee ↴
caloolxumayn [m.f.dh]
eeg caloolxumee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg