Site icon Qaamuus

ereyga

Caloolyaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

(c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolyaro

tuujis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version