Site icon Qaamuus

ereyga

Calow

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay. 2. C. ah: midab calas ah.

Calow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lway, -lowday; -lwi)

Biyo, dhoobo ku qasmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calow

calas | calwi | calwid | maaxi | maaxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version